Wasiirdda Wasaaraddaha Ciyaaraha iyo Xidhiidhka Golayaaash ayaa waxay agab Ciyaareed guddoonsiiyay 28 kooxood 

Wasiirdda Wasaaraddaha Ciyaaraha Boos Mire iyo Xidhiidhka Golayaaash Maxamed Xaaji Aadan ayaa waxay agab Ciyaareed guddoonsiiyay 28 kooxood oo ka qayb gali doonta tartan ka bilaabmi doona magaalada Hargeysa oo ay soo qaban qaabiyeen xidhiidhka kubadda cagta Somaliland.

Agabkan waxa maalgaliyey Ha’ayadda Qaramada Midoobay ee UNFPA oo ku hawlan sidii ay u caawin lahay dhallinyarada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com