Wasiirka Beeraha oo Furay Tababbar ku Saabsan Dhaqaalaynta Ciidda Iyo Biyaha

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beerah JSL Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa Maanta Xaruhta Wasaaradda ka furay Tababbar ku saabsan dhaqaalaynta Ciidda iyo Biyaha.

Tababbarkan, ayaa noqonaya kii labaad, agaa waxa uu ku saabsan yahay Mashruuca dhaqaalaynta Ciidda iyo Biyaha oo ay uu wado Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) ee Wasaaradda kala shaqeeya horumarinta Beeraha iyo Beeralayda.