Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglotoosiye ayaa waxa lagu soo dhoweeyey Buuhoodle

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa ayaa waxa uu maanta safar shaqo ku tegay magaalada Buuhoodle oo ka daahfurayo mashaariic lagu horumarinayo caafimaad kuwaas oo ay xukuumadda somaliland ka fulisay.

Dadweyne aad u tiro badan ayaa waxay wasiirka ku soo dhoweeyeen duleedka magaalada Buuhoodle.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com