Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Dadweynaha Magaalada Boorama Kula Kulmay Goobaha Iyo Fagaarayaasha Ay Iskugu Yimaadaan.

Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud” Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Dadweynaha Magaalada Boorama Kula Kulmay Goobaha Iyo Fagaarayaasha Ay Iskugu Yimaadaan.

Wasiir Mustafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Isagu Si Gaara Shacabka Magaaladaas Boorama Kula Shaaheeyey Maqaaxiyaha Iyo Fagaarayaasha Dadku Iskugu Yimaadaan, Isagoo Si Gaara Wasiirku Wakhti Ugu Qaatay Maqaajid Dhallinyarta Iyo Odoyaashu Iskugu Yimadaan Ee Magaaladda Ee Boorama Ee Loo Yaqaan Badaasha.

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Usoo Jeediyey Dhammaan Dadweynaha Magaaladda Boorama Inay Ilaashadaan Nabadgalayada Loogu Soo Hirto, Isagoo Xasuusiyey In Magaaladan Aqoonta Taala Ee Maanta Loo Wada Imanayo Nabadgalyadu, Sidaa Awgeed Ilaashadaan Nabadda Ay Maanta Haystaan Reer Awdal.

ALLAH MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime ku xigeenka Waaxda Warbaahinta ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.

E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Bandhige@gmail.com