Wasiirka wasaarad waxbarashada ee somaliland ayaa magaalada Berbera ka dhagax dhigay dugsi sare oo laga dhisi-doono xaafada Stadiumka ee Berbera.