Wasiirka Wasaaradda Ganacsigu wuxu soo kormeeray siday qaybinta kaadhadh qaadashada codbixintu uga socoto Berbera iyo Hargeysa dhexdooda

 

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Cumar Shucayb ayaa kormeer indho-indhayn ah ku soo maray qaabka ay hawsha qaadashada kaadhka codbixintu uga socoto deegaanada ka tirsan gobolka Saaxil ee kuย yaalla jidkaย  u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=UeNut5tzEOI&feature=youtu.be

bandhige@gmail.com