Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa ka qayb galay munaasabada xaflada xisbiga kulmiye ee lagu taageerayo nabada somaliland oo lagu qabtay magaalada Burco.