Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan): “Waxaan idiin odhan lahaa hadaad tihiin saxaafada hawlaha aad qabanaysaan waayeelnimo ku dara saxaafad ahaana waa in aad sumcadiina ilaashataan”.