Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la dardar-geliyo sidii ay u wadashaqayn lahaayeen Wasaaradda iyo Hay’adda UNICEF Sido kalena ay dhalinyarada Jamhuuriyadda Somaliland door muhiim ah uga qaadan lahaayeen mustaqbalka dalka maadama oo ay wasaaradda u diyaarisay xarun loogu talo galay inay ku dhigtaan Waxbarashada Madaniga si loogu Dhiiri-galiyo inay ka mid noqdaan hogaaminta dalka.
Kulanka waxaa wasiirka Iyo Agaasimaha Guud ku weheliyay Gudoomiyaha Guddida Dib u Haybanta Shuruucda Mudane Maxamuud Xuseen Faarax,Tedla Damte,Noura Iyo Kamal oo ka tirsan Masuuliyiinta Hay’dda UNICEF.
Ugu dambeyntii Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL ayaa uga mahadceliyey Hay’adda UNICEF taageerada joogtada ah ee ay siiso guud ahaan bulshada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland.
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475979708_951831183803596_2717669621622121641_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/474873820_951831207136927_4515600482048482549_n-1-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475810408_951831497136898_7965948668934383705_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/476365220_951831457136902_1101017011371797571_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475753446_951831383803576_7998419050526899240_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/476645022_951831343803580_326247731731656158_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475784519_951831363803578_8669627761171219023_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/476080235_951831317136916_7564927569385301472_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475579583_951831220470259_4101360620992696438_n-300x200.jpg)
![](https://bandhige.com/wp-content/uploads/2025/02/475979708_951831183803596_2717669621622121641_n-300x200.jpg)