Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska JSL ayaa xadhigga ka jaray dugsi cusub oo Lagu baran doono Farsamada Gacanta.