Waxa magaalada Wajaale la dhagax dhigay Xarun Dabdamis

 

Waxa magaalo ganacsiyeedka Wajaale ee ku taala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxa la dhagax dhigay xarun Dabdemis taasi la tacaali doonta goobaha ay dabka ka kacaan.

Guud ahaan Somaliland waxa ku yar xarumaha Dabdemiska taasi oo ay bulshadu u qabto baahi weyn

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://youtube.com/watch?v=R3ClVq0gcnw

bandhige@gmail.com