“Waxaanu ka fiirsanaynaa in aanu kala baxno Komishanka xubinta aanu Ku ku leenahay, Murashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka waxaan ka soo xulanayaa..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

 

Guddoomiye xisbig UCID, ahna Musharaxa Madaxweyne Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu sheegay in ay ka fiirsanayaan xubinta ay Komishanka Doorashooyinka leeyihiin, sidoo kalena ay soo xulanayaan Musharaxa ku-xigeenka xisbiga UCID.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warakn:

bandhige@gmail.com