Wefti ka kooban Guddida nabad gelyadda ee gobolka sanaag Oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolkaasi ayaa kormeer la xidhiidha adkaynta nabadda ku gaadhay deegaanka dayaxa ee gobolka Sanaag.