Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo oo gaadhay Ayrland

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa gaadhay dalka Ayrland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socda Wasaaradda Arrimaha debadda Ayrland, xubno ka tirsan Safiirada Somaliland iyo La taliyaal. Sidoo kale waxaa weftiga Madaxweynaha si weyn u soo dhaweeyay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ayrland.

Weftigan ayaa la filaaya in ay kulamo la yeeshaan madaxda ugu saraysa Ayrland iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Ayrland.

12076927_10153646728403535_1701002627_n 12077022_10153646729278535_201142104_n 12092159_10153646729833535_1391626313_n

Halkan hoose ka daawo warka weftiga Madaxweynaha:

bandhige@gmail.com