Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo waxay ka ambabaxeen Dubay

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay ku soo biireen wasiiradda wasaaraddaha Arrimaha Debadda, Caafimaadka iyo Warfaafinta ayaa waxay maanta ka ambaxeen Dubay iyagoo ku sii jeeda dhinacaa waddanka Ayrland.

Weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynuhu ayaa waxa maddaarka ku sii sagootiyey safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Xaaji Cumar.

 

bandhige@gmail.com