Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo waxay ku soo guryo noqdeen Hargeysa

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud โ€œSiilaanyoโ€ ayaa waxay ku soo guryo noqdeen Hargeysa.

Weftigan ayaa waxay muddo ku maqnaayeen waddamada Imaraadka Carabta iyo Ingiriiska oo haatan ka yimaadeen.

Weftigan ayaa waxa ku wehelinayey Madaxweynaha wefti wasiiro ah iyo Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa Madaxweyne ee xisbigaas Muuse Biixi Cabdi.

Weftigan ayaa waxa kulamo la yeesheen intii ay joogeen Ingiriiska jaaliyada Somaliland ee halkaas ku dhaqan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka soo dhoweyn Madaxweyne Siilaanyo:ย 

img_0611

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

14590324_1081795441934308_1770426471657061142_n

14666280_1081795638600955_2519544412175578720_n

14671225_1081795368600982_9157836652869713269_n

 

bandhige@gmail.com