Xaaladda abaaraha ee deegaano xeebaha Awdal ka tirsan ayaa laga dayrinayaa, waxa ka warbixiyey Badhasaabka

Badhasaabka Awdal iyo Maareeyaha Hay’adda Masiibooyinka oo ay weheliyaan masuuliyiin kare ayaa kormeer ku soo maray deegaano ka tirsan xeebaha Awdal. Waxayna ka dayriyeen abaar ka jirta deegaankaas oo laga yaabo in ay ka sii darto.

Daawo warbixintan oo muuqaal ah oo uu diyaariyey Sharbi Media.