Xadiiska Rasuulka (scw)

Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi โ€œ Madiina waa meel xurmo leh, laga bilaabo halkan ilaa halkaasi, geedaheeda lama gooyo, dhexdeedana wax dhib ah laguma sameeyo. Qofkii dhib ku sameeya waxa dushiisa ahaaday lacnadda Allah, ta Malaaโ€™igta iyoย  ta dadka oo dhanโ€. Bukhaari

Iimaanka waxaa ugu fiican inaad ogaato in Allah ku arkayo meel kasta oo aad ku sugan tahay.
โ€œIbna aadamku hadduu dhinto wuu goโ€™aa camalkiisu saddex mooyee cilmi anfac leh, Ubad fiican oo u duceeya, iyo sadaqo socota ama jaari ahโ€. (Waxaa weriyey Muslim