“Xafiis nalagama siin Madaxtooyada” Cabdisalaan Yaasiin

Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ahaa aasaaseyaashii SNM haatana ka mid ah odayaasha Madasha Wadatashiga ayaa waraysi siiyey telefishinka Star. Wuxu sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in madaxtooyada xafiis laga siiyey.