Xisbiga Kulmiye oo Beeniyay War uu Sheegay Cali Dhagoole

Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiyeย  ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Siyaasiga Cali Dhagoole.

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta heer qaran ee xisbiga KULMIYE Saleebaan Siciid Cali ayaa sheegay in Cali Dhagoole aanu ka mid ahayn golaha dhexeย  ee Xisbiga KULMIYE,haseyeeshee uu ka mid ahaa taageerayaasha Xisbiga.

Saleebaan Siciid Cali oo ka jawaabayay hadaladan ka soo yeedhayย  Cali Dhagoole.Waxa uu yidhiโ€Taageero ayuu uย  ahaaย  Caliย  Dhagooleย  Xisbigaย  Kulmiyeย  Golihiisa dhexeย  iyoย  gudida fulinta midna kumaย  jiro,kamuu mid ahayn Cali dhagoole golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye,mana jirto wax liiskaย  Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo uu ku galay.waxaana loo gudbiyay Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada iyo Koomishanka doorashooyinka.liiska tukaanadaย  yaalaย  isaga ayaaย  cadaynย  doona eeย  anaguย  garanย  mayno Gobalka Saaxil Gobalada uu ka soo jeedo Madaxweynuhu ayuu ka mid yahay waxaana Gobalkaย  Saaxilย  ka mid yahay Gobaladii doortayย  Madaxweynahaย  Somalilandย  xaal ayaanu ka siinaynaa Madaxweynaha Somaliland hadaladaaย  kaย  sooย  yeedhay Caliย  dhagoole.waxaanaย  aanย  leeyahayย  Cali matihid kii isku diri lahaaย  Madaxweynahaย  iyoย  Gobalkaย  Saaxilย  ee awoodihii lahaa.shanย  sanno ayuu ka naawilayay Xisbiga Kulmiye dhibtaa ayaaย  ku dhacday Caliย  xilย  yaad ayaa ku dhacdayย  Caliย  Dhagoole Hebelbaa igabax Golaha dhexe wax shir jaraa,id loo qabtoย  maaha,qofkii golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ka mid ah ayaa tartamaya,โ€