Xisbiga Kulmiye wuxu xil-ka-qaadis ku sameeyey Jaamac Shabeel, Guddoomiyihii Golaha Dhexe

Xisbiga Kulmiye ayaa xil-ka-xayuubin ku sameeyey Guddoomiyihii Golaha Dhexe ee xisbigaas Jaamac Ismaaciil Cige “Jaamac-Shabeel”.

Xil-ka-qaadista Jaamac Shabeel ayaa lagu sababeeyey kadib markii uu marar badan khilaafay siyaasadda xisbiga Kulmiye.

Warqadda xil-ka-qaadista Jaamac Shabeel hoos ka akhriso: