Xisbiga Waddani waxa uu xilkii ka qaaday masuuliyiin ka tirsanaa xisbiga

 

Xisbiga Waddani waxa uu xilkii ka qaaday masuuliyiin ka tirsanaa xisbiga.

Talaabadan ayaa dabasocota khilaaf maalmihii u dambeeyay ka dhex taagnaa hoggaanka xisbigaasi, taasi oo keentay xisbiga uu ukala jabo labad garab oo midi la baxay garabka badbaadinta xisbiga Waddani, isla markaana uu hoggaaminayo xoghayaha guud ee xisbigaasi Mr. Uurcadde.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com