Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Ka Hadlay Waxyeellada Roobku Gaadhsiiyay Bulshada Magaalada Sallaxley

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Ka Hadlay Waxyeellada Roobku Gaadhsiiyay Bulshada Magaalada Sallaxley

Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka hadlay roob daybaylo wadata oo shalay ka da’ay magaalada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex, roobabkaas oo gaystay khasaare baahsan.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: