Xogta Dahsoon: Dagaaladii wakhtigoodu koobnaa

Colaadihii wakhtiga kooban ku dhammaaday waxa ka mid ahaa dagaalkii ay ciidanka badda ee Ingiriisku ku jebiyeen Suldaankii Sanjibaar, dagaalkaas oo qaatay muddo 38 daqiiqo ah oo keliya.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Dagaaladii wakhtigoodu koobnaa:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com