waxaa jira agab kala duwan oo leh faa’iidooyin aan ahayn kuwa aynu u naqaano ee u adeegsano, mararka qaarkoodna waxaaba dhacda inay sidan kale kaga wanaagsanaadaan waxii loo sameeyey, barnaamijkeenana waxaynu ku soo gudbinaynaa sida dawadaha cadayga loogu isticmaali karo arimo aan ahayn waxii loogu talo galay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Faa’iidooyinka kale ee aynu dawada cadayga ku qabsan karno:
https://www.youtube.com/watch?v=ttODOrCl9lk&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi