Jaamacada Qirawiin ee dalka Morooko waxaa la sameeyey sannadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqaysa waxaana wax ku bartay culimo badan oo u dhashay dalalka reer Galbeedka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Jaamacadaha soo jireenka ah ee Dunida Carabta:
https://www.youtube.com/watch?v=AQrX2Xe5bX8&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi