Xogta Dahsoon: Khaladdaka ku jira sawirka khariirada Adduunka

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa khaladaadka ku jira maab-ka adduunka oo ah khaladaad u badan xajmiga wadamada qaarkood la siiyey iyadoo koonkeenuna yahay qaabka dhululubada oo kale ayna adag tahay in si fidsan muuqaalkiisa loo soo wada bandhigo.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Xogo murugo leh xagee laga keenaa timaha foojaraiga ah?:

https://www.youtube.com/watch?v=ABq33p9oksE&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com