Xogta Dahsoon: Kuuriyada waqooyi ma qaadi kartaa dagaal nugliyeer ah

Haddaba barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku eegaynaaa hadii ay K/waqooyi awood u leedahay xiligan inay qaado weerar dhanka Nuclier-ka ah.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Kuuriyada waqooyi ma qaadi kartaa dagaal nugliyeer ah:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com