Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa waxa suurogalka ah inay dhacaan haddii diyaarad Samada duulaysa loo furo albaabka.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Maxaa dhici kara haddii diyaarad duulaysa albaabka loo furo:
https://www.youtube.com/watch?v=3lkBElrgRSA&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi