Xogta Dahsoon: Maxaa iman kara haddii aynu kaadidada isku xanibno muddo dheer

Waxa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan muddo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo taa ka duulayna waxaynu wax ka ogaanaynaa waxa iman kara hadii aynu kaadida isku xanibno oo aynaan suuliga tegin.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa iman kara haddii aynu kaadidada isku xanibno muddo dheer:

Isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com