Farta ay qoraan dhakhaatiirtu waxay muddo dheer ahayd mid aan si wacan loo fahmi karin, taas oo marka aad aragto kuula muuqanaysa sidii warqad uu qof ku feegaray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay farta dhakhaatiirtu u tahay mid qoraalkeeda aan la fahmayn:
https://www.youtube.com/watch?v=3Ql5xqfEd9U&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi