Xogta Dahsoon: Maxay xulka Talyaanigu ugu ciyaaraan maryaha buluuga ah?

Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku  ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka kooban yahay.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay xulka Talyaanigu ugu ciyaaraan maryaha buluuga ah?:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com