Xogta Dahsoon: Meere cusub oo dhulka le’eg ayaa la daah furay

 

Wakaalada sahaminta hawada sare ee NASA ayaa daah qaaday meere cusub oo dhulka ka durugsan masaafo iftiinku u socon karo afartan sannadood oo buuxa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Meere cusub oo dhulka le’eg ayaa la daah furay:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com