Xogta Dahsoon: Miyaynu biyaha dhexdooda ku ooyi karnaa

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegi doonaa haddii ay suurogal inoo tahay in aynu biyaha dhexdooda ku ooyi karno oo ku ilmayn karno iyo saamaynta arrintaasi ku leedahay caafimaadka iyo nolosha qofka bani’aadamka ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Miyaynu biyaha dhexdooda ku ooyi karnaa:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com