Xogta Dahsoon: Qabiilo aan weli dabka la shitaa gaadhin

Horumarkii dhanka wershadaha iyo tiknoolajiyada ee caalamku gaadhay 100 sannadood ee la soo dhaafay darteed waxaa inagu adag inaynu rumaysano in uu jiro dhul caalamkan ka mid ah oo aan ka faa’iidaysan horumarkaasi.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qabiilo aan weli dabka la shitaa gaadhin:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com