Xogta Dahsoon: Qisooyin ku saabsan Mucamar Al Qaddaafi

 

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaab dhaqameedadii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya Mucamar Al-Qaddaafi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qisooyin ku saabsan Mucamar Al Qaddaafi:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com