Xogta Dahsoon: Shaqsiyadda dadka ku ilmeeya qisooyinka filimaanta

Barnaamijkeenan waxaynu ku daahqaadaynaa shaqsiyadda dadka ku ooya eek u ilmeeya qisooyinka iyo dareenada filimaanta ay daawanayaan.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Shaqsiyadda dadka ku ilmeeya qisooyinka filimaanta:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com