Xogta Dahsoon: Sirta ka dambaysa Dameeraha loo dhoofiyo dalka Shiinaha

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa sababta ka dambaysa in dameeraha loo dhoofiyo dalka Shiinaha iyadoo ah  talaabo mustaqbalka keeni karta in ay dameeruhu ka tafiir go’aan dunida.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Sirta ka dambaysa Dameeraha loo dhoofiyo dalka Shiinaha:

Isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com