Xogta Dahsoon: Sirta ka dambaysa midabka caddaanka ah ee diyaaradaha

Ma tahay qof in badan raacay diyaaradaha mase u fiirsatay oo ma u isweydiisay sababta diyaaradaha badankooda midabkooda looga dhigay caddaanka, jawaabta aad arrintaa uga baahan tahay waxaynu ka helaynaa barnaamijkeenan.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sirta ka dambaysa midabka caddaanka ah ee diyaaradaha:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com