Xogta dahsoon: Xaaladda Amiirka Sucuudiga ee 11 sanno koomada ku jiray

Inanka uu dhalay ninka ay walaalaha yihiin milyaneer-ka Sucuudiga ah ee Waliid ibnu Dalaal waxa uu la kulmay shil gaadhi muddo haatan laga joogo 11 sanadood isagoo intii ka dambaysayna ku jiray xaalad miirdoorsan ah,

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xaaladda Amiirka Sucuudiga ee 11 sanno koomada ku jiray:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com