Xubno ka tirsan wasiiradda iyo xildhibaanada baarlamaanka iyo golaha deegaanka Boorama ayaa waxay dhalliilo u soo jeediyeen Komishanka Doorashooyinku qaabkay u qaybinayaa kaadhka codbixinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdilaahi Habane
Xildhibaan Axmed Yaasiin Ayaanle
Maayarka Degmada Boorama