Xukuumadda Somaliland Ayaa Go’aamisay In Warbaahinta Qaranku Si Siman U Baahiso Wararka Ka Dhaca Gudaha Dalka

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa soo saaray wareegto uu ku faray Warbaahinta Qaranka inay si siman oo dhexdhexaad ah u baahiyaan barnaamijyada iyo wararka ka dhaca dalka.

Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal uu maanta soo saaray ku-simaha Wasiirka Warfaafinta kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Bandhige ayaa sidan u dhignaa:-