Xuska Sannad-Guurada 27aad ee Somaliland waxa loo soo riixay 15ka May

Guddida Qabanqaabada xuska 27-guurada Somaliland ayaa shalay shaaciyey in ay hore u soo riixeen xuskii 18-ka May isla markaana ay ka dhigeen 15-ka May iyagoo tix gelinaya xuska sannadkan oo ku beegmay Ramadaan iyo Maalin Jimce ah. Hoos ka daawo shir-saxaafadeed ay qabteen.