Dariiqa uu marayo Caajisku waxa ku weheliya Fakhriga.
Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay cashar ku bartaa.
Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in aanu noqonayn sidii uu asalkiisu ahaa.
Ha yaraysan habaarka kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
Bandhige@gmail.com