- Sumcadada Waxay ku kaydsan tahay qalbiyada mujtamaca aad la nooshahay Sumcaddu waxa aad adigu maamuli karto maaha, laakiin waxa aad awood u leedahay in aad adeegsato dhaqanka iyo akhlaaqda aad ku helaysid Sumcadaasโ
- Shayga Ugu qaalisan ee aad haysataa waa wakhtiga, laakiin waa arinka ugu xun haddii aanad ka faaโiidaysan wakhtigaasi qaaliga ah.
- Dumarku marka ay la kulmaan arrin ay doonayaan ama xiisaynayaan si degdeg ah ayay goโaanka u gaadhaan, taasi oo ku qaadata muddo 3 daqiiqo ah. Laakiin aqoon yahano cilimiga barashada Physocology-ga ah ayaa cadeeyay in raggu aanu goโaankaasi degega ah ay ku qaadato 7 Ilbidhiqsi.
- Nin xikmad badnaa ayaa maalin lagu yidhi marka maydka naxashka lagu qaado , ma waxaan noqda kuwa horeeya ee xagga hore sida , mise kuwa dhinac danbe sida, keebaa labada wanaagsan? Waxaana uu ku jawaabay: โXagga hore iyo xagga danbe kii aad doonto ka qabo, waxa fiiican in aanad adigu maydka noqonโ.
- Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in Shayna aanu noqon sidii uu ahaa.
- Ha yaraysan ducada ka dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna wuu ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay wax ku bartaa. Marka Dariiqa uu marayo Caajisku waxa raaca Fakhriga ama saboolka.
Xigasho :wargeyska dawan
Bandhige@gmail.com