- Maqnaanshaha falsafada bulshada dhexdeeda waxay ka dhigan tahay in nacasnimadu ay marayso heerkeeda ugu sarreeya. Hawsha falsafadu waa in laga hortago nacasnimada
- Inaad awoodaadu intay tahay u noolato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiranโ
- Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaashoโ
- Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeyaโ
- Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoonโ
- Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyoโ
- Goโaanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir wuxu horseedayo
Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com