Ha tilmaamine tus (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Wuu yaraa, da’diisu laba sanno iyo badh ayay ahayd. Aabihii oo gaadhiga shidaal ku shubanaya oo kaalin shidaal taagan ayuu la socdaa. Ruux dumar ah, ilma yar xambaarsan, darranyo ka muuqato oo dawarsanaysa ayaa daaqada soo joogsatay. Jeebka ayuu gacanta geliyey oo wax buu u dhiibay. Kii yaraa ha yaabo oo ha waydiiyo aabihii sababta … Continue reading Ha tilmaamine tus (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)