Marti Sharfan (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Sannadkii ba hal mar ayay ina soo booqataa. Markaas ay ina soo martido, dad badani kuma baraarugsana qiimaha ay leedahay. Dadka qaar, camalkoogu gaabis ba ha iska ahaadee, intii Rabbi uga qadaro, waa kala hadhaan. Qolyo kalena, waxa ay tamar hayaan oo dhan ayay dul dhigaan si ay uga faa’iidaystaan. Sida suubanuhu NNKHA inoo sheegay, … Continue reading Marti Sharfan (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)