Sahanka Raage (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)

Muddo ayuu la soo shaqeeyey maamulladii xukuumadihii rayidka ahaa, ka hor inta aanu Jaamacaddii Ummadda macalin ka noqon. Raage intii danbe oo dhan waxbarashada ayuu u go’ay oo heersare ka gaadhay. Ku dhawaad saddex tobanle iyo badh ayuu macalin ka ahaa jaamacaddo kala duwan oo dalka iyo dibadda ah isaga oo dhigayay maadooyinka dhaqaalaha, qaanuunka … Continue reading Sahanka Raage (WQ: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud)