Kamaal Xasan Cadnaan oo ku guulaystay kaalinta 1aad tartan loo qabtay dhallinyarada qoraaga ah, Akhriso maqaalka uu qoray

  Ururka horumarinta dhallinyarada ee Somaliland Y-PEER ayaa bishii saddexaad qorayaasha da’da yar ee dhallinyarada ah u qabtay tartan ku saabsan caafimaadka taranka iyo dhallinyarada. Guddidii qiimayntu waxay kaalinta 1aad guddoonsiiyeen Kamaal Xasan Cadnaan oo ku nool Boorama. Hoos ka akhriso maqaalkiisa. Ka bed-baadi, ha bed-baadiyaane (WQ: Kamaal Xasan Cadnaan). Sida uu taranku muhiimka u … Continue reading Kamaal Xasan Cadnaan oo ku guulaystay kaalinta 1aad tartan loo qabtay dhallinyarada qoraaga ah, Akhriso maqaalka uu qoray